Jubbaland oo dhagaha ka fureesatay Baaqii Musharaxiinta iyo Puntland oo laga war sugayo
Golaha Midowga Musharaxiinta Mucaaradka ayaa dhawaan ku baaqay in la hakiyo doorashada Xildhibaanada golaha shacabka ee dalka ka bilaabatay, waxa ayna taa badalkeeda ku baaqeen...