(Akhriso Magacyada) Lix Xildhibaan oo maanta lagu doortay Magaalada Kismaayo
Guddiga Maamulka Doorashada Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa ku qabtay magaalada Kismaayo doorashada lix kursi oo ka tirsan golaha shacabka. Doorashadan oo ah tii ugu horeysay...