Xildhibaanada cusub ee Baarlamanka Galmudug oo la dhaariyey (Sawirro)
Inta badan xildhibanada cusub ee Baarlamaanka 2-aad ee Galmudug ayaa maanta lagu dhaariyey magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug. Xildhibaanadda Galmudug oo tiradoodu tahay 89 Xubnood...