Xirsi Yuusuf Barre oo si cad uga soo horjeestay xil ka qaadis lagu sameeyey
Madaxweynaha xiligiisu dhamaaday ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa soo saarey wareegto uu ku sheegay inuu xilalkii ka qaadey mas’uuliyiinta Maamulka degmada Gaalkacyo, isla...