Sadex Musharax oo loo saadaalinayo in ay noqdaan Gudoonka Baarlamaanka Galmudug (Magacyada +Sawirro)
Magaalada Dhuusomareeb ee Caasimada maamulka Galmudug waxaa caawa ka socda olole xoogan ay wadaan qaar kamid ah musharaxiinta u taagan xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka dowlad goboleedka...