Guddoomiye Gacal oo kulan xasaasi ah la qaatay Saraakiil ka tirsan AMISOM (Sawirro)
Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr. Maxamed Nuur Gacal ayaa Magaalada Dhuusamareeb kulan kulmay Sarakiil ka tirsan Ciidamada AMSIOM oo halkaas gaaray maanta. Guddoomiye Gacal ayaa Saraakiisha...