Xildhibaanada Galmudug oo hal arin Darteed aan ugu farxsaneyn Doorashada Dhaceysa !(Ogow)
Sida ay horey u shaaciyeen guddiga Qaban qaabada Doorashada waxaa maalinta khamiista ee ku beegan 30-ka bishan Janaayo magaalada Dhuusomareeb ka dhaceysa Doorashada Madaxweynaha iyo...