Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo Baaq muhiim ah u diray Daneeyaasha Galmudug
Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ahna kusimaha Madaxwaynaha Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa baaq u diray dhamaan daneeyayaaasha Galmudug iyo beesha caalamka in ay kala shaqeeyaan dhamaystirka...