Yaa kusoo baxaya Doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo kuxigeenkiisa ?
Waxaa goordhaw lagu wadaa in hoolka Shiirkole ee magaalada Dhuusomareeb ka dhacdo doorashadii lawada sugayay Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug iyo kuxigeenkiisa . Inta badan Xildhibaanada...