(Akhriso) Cabdikariin Guuleed oo War ka soo saaray xiisada ka taagan Galmudug Madaxweynihii hore ee Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa dowladda iyo Ahlu Sunna ugu...
Xaalada magaalada Dhuusamareeb ayaa kacsan saaka ka dib markii ciidamada ahlu suna ay ka baxeen xaruntii Maamulka magaaladaas. Ciidamada dowladda ayaa ka dib la wareegay...
Waxaa dhawaan la filayaa in magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug lagu soo dhiso Baarlamaan cusub uu yeelanayo maamulka halkaasi ka jira, waxaana Baarlamaanka isna...
Waxaa dhawaan la filayaa in magaalada Dhuusomareeb ee xarunta maamulka Galmudug lagu dhiso maamul loo dhan yahay oo ay leeyihiin dadka dega gobolada Galgaduud iyo...