Beelo ka soo ka soo kala jeeda Galmudug iyo Puntland oo dhowaan ku dagaalamay degaanada Afbarwaaqo iyo Towfiiq ee gobolka Mudug ayaa galabta gaaray heshiis...
Madaxweynihii hore ee Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dagaal beeleedyada mar kale ka soo cusboonaaday degaano ka tirsan gobolka Mudug....
Degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa maanta salaadii Jimcaha ka dib ka dhacay banaan-bax nabadeed oo ay dhigeen dad taageersan hoggaanka Ahlusunna Wal-Jamaaca. Waxaa...
Xaalad deganaansho aan caga badan ku joogin ayaa ka jirta saaka tuulooyin hoos taga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug oo ay shalay ku dagaalameen labo...
Maxkamada darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida qeybta 27-aad ayaa xukun adag ku riday askari ka tirsan ciidanka xoogga dalka oo dhowaan askari kale ku...
Dagaal u dhexeeya labo maleeshiyo beeleed ayaa ka socda degaano ka tirsan duleedka Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Maleeshiyaadka uu dagaalka ka dhexeeyo ayaa waxay...
Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in khilaaf xoogan ka jiro Odayaasha saxiixayaasha ah ee soo xulaya Baarlamaanka cusub ee...