Kooxo hubeysan ayaa Magaaladda Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug waxay ku weerareen caawa Agaasime Maxamed Axmed Cantoobo iyo Dr. Cumar Aadan Rooble oo ka mid ah...
War saxaafadeed kasoo baxay hogaanka Ahlu Sunna ayaa looga hor yimid Sharuudaha laga doonayo Xildhibaanada kamid noqonaya Baarlamaanka cusub Galmudug oo ay soo saareen Guddiga...
Ciidamada amaanka dowlada Soomaaliya ee ka howlgala magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa gacanta ku dhigay lacago been abuur ah oo isugu jiray Dollar iyo...
Qarax weyn ayaa la soo sheegayaa inuu caawa maqribkii ka dhacay degaan u dhexeeya tuulooyinka Miliqo iyo Dabagalo oo qiyaastii 55-km u jira degmada Xarardheere...
Maamulka Al-sunna Wel-Jamaaca ee ka jira dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta beesha caalamka u gudbiyey ilaa 20 xildhibaan oo ay ku leeyihiin Galmudugta cusub iyaga...
Waxaa maalmaha soo socda la filayaa in lagu dhawaaqo liiska Xildhibaanada kamid noqonaya Baarlamaanka cusub ee Galmudug, waxaana inta badan la xareeyay Odayaasha dhaqanka ee...