Xildhibaan Runta u sheegay Xaaf ” Hadii han siyaasadeed kaaga jiro Galmudug tartanka soo gal”
Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa xalay Koonfurta magaalada Gaalkacyo kaga dhawaaqay guddi uu sheegay in ay qaban qaabinayaan doorashada Galmudug....