Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Galmudug oo is casilay iyo kuwa kale oo Qorsheenaya !!
Xildhibaano katirsan Baarlamaanka cusub ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa iska casilay kasii mid ahaanshaha Baarlmaanka Maamulkaasi, waxaana Xildhibaanadaasi Gudoonka Baarlamaanka u gudbiyeen warqada is casilaadooda....