Masuuliyiintii Ahlu Sunna oo isaga baxay Dhuusomareeb iyo xog ku aadan halka ay joogaan
Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug isaga baxeen inta badan masuuliyiintii Ahlu Sunna ee dhawaan isku...