(Sawirro) Xildhibaanno ka tirsan labada Aqal oo Koonfurta Gaalkacyo u tegay qancinta Xaaf
Xildhibaanno ka tirsan labada aqal ee baarlamanka Somalia ayaa maanta gaaray magaalada Gaalkacyo ka dib safar dhinaca dhulka ah oo ay kaga ambabaxeen magaalada Dhuusamareeb....