Waxaa soo baxaya faahfaahino dheeri ah oo ku saabsan dil shalay gelinkii dambe loogu geystay degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud askari ka tirsnaa Ciidamada Booliska...
Xaflad xilka ay kula kala wareegayeen Madaxweynaha cusub Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo Madaxweynihii hore Axmed Ducaale Geele (Xaaf) ayaa caawa lagu qabtay caasimada...
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kariye (Qoorqoor) ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay guddiga qaban qaabada doorashada golaha Deegaanka ee Degmada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka...
Madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo labo maalin kahor gaaray magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa maalin kadib si deg...
Gudiga ka hortaga cudurka Covid 19Â ee maamulka Galmudug ayaa maanta kulan ku yeeshay Magaalada Dhuusamareeb. Guddiggaan ayaa waxaa ay saareen qodobo ay ka mid...
Waxaa maanta fagaare kuyaala degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud lagu gubay jaad fara badan oo si sharci daro ah looga keenay dalka Itoobiya lana doonayay...
Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in Madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf saacadaha soo aadan uu ku wajahan yahay...
Maxkamada darajada koobaad ee ciidamada qalabka sida ayaa xukuno kala duwan ku riday labo askari oo katirsanaa ciidanka dowlada oo dhawaan magaalada Dhuusomareeb ku dilay...