Dowlad goboleedkii ugu horeeyey oo soo dhoweeyey heshiiska ay kala saxiixdeen Somalia & Itoobiya
Max’ed Cabdi Waare Madaxweynaha Hir-Shabelle ayaa soo dhoweeyey heshiiskii ay kala saxiixdeen Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo booqasho...