AMISOM oo weji cusub la soo baxday & Masuul kale oo loo diiday inuu ka dhoofo garoonka Aadan cadde
Gudoomiye ku-xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Somalia Mahad Cabdalla Cawad ayaa loo diiday inuu gudaha galo kana dhoofo garoonka Dayuuradaha Aadan cadde ee Magaalada Muqdisho....