Dowlada Imaaraadka Carabta ayaa shuruud ku xirtay in ay wadahadal la gasho dowlada Federaalka Soomaaliya , kadib waan waan la doonayo in lagu xaliyo xiisada...
Dhul gariir xooggan ayaa ku dhuftay degaan dalxiiska caan ku ah oo ku yaalla dalka Indonesia, waxaana ku dhintay ugu yaraan 10 qof, iyadoo khasaaraha...
Maalinta caalamiga ah ee cudurka Cagaarshowga (World hepatits Day) oo Muqdisho laga xusay Munaasabad lagu xusayey Maalinta caalamiga ah ee ka hortaga iyo la dagaalanka...
Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in isbadalo muuqda lagu sameeyay Talisyadii ciidanka booliiska gobolka Banaadir iyo sidoo kale taliskii ciidanka Nabad sugida...