War Murtiyeed laga soo saaray Kulan dhax maray Madaxda Somalia iyo Burundi (Sawirro)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) oo booqasho shaqo ku tegay dalka Burundi ayaa kulan gaar ah la yeeshay Madaxweynaha dalkaasi Kulanka...