Fanaaniin Caan ah oo qeyb ka ah Safarka Madaxweyne Geelle oo Muqdisho soo gaara
Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho soo gaaray Fanaaniin caan ah oo sanado badan dalka ka maqnaa, fanaaniintan ayaana maanta qeyb ka ahaa safarka Madaxweynaha dalka Jabuuti...