DAAWO:-Casho sharaf loo sameynayo Madaxweyne Geelle & Wafdigiisa oo Muqdisho ka socota
Madaxweynaha dowlada federaalka Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa caawa sharaf ugu sameynaya xarunta madaxtooyada ee magaalada Muqdisho wafdigii uu horkacayey Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle...