Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa soo gabagabeeyay booqashadii labada maalmood ahayd ee uu ku yimid magaalada Muqdisho kaddib...
Faahfaahino ayaa ka soo baxaya dagaal xooggan oo saaka ka bilowday, welina ka socda tuulooyin hoostaga degmada Cadale ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, kaasoo  u dhexeeya...
Afhayeenka guud ee Xarakada Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage, (Cali dheere) ayaa tacsi u diray dadkii Muslimiinta ahaa ee lagu gumaaday weeraradii lagu qaaday labada...
Dagaal u dhaxeeya laba maleeshiyo beeleed ayaa saaka waaberigii ka qarxay degaano hoos taga degmada Cadale ee gobolka Shabeellaha dhexe. Dagaalka xoogiisa ayaa waxaa uu...