Ciidamo cusub oo dhoolatus ku soo bandhigay Xeebta garoonka Aadan cadde (Daawo Sawirro)
Ciidamo loo tababaray badbaadinta dadka ku hafta biyada badda ayaa markii ugu horeysay loo sameeyay Garoonka Aadan Cade tan iyo Burburkii Dowladdii dhexe ee Soomaaliya,...