Qarax meelo badan laga maqlay ayaa caawa fiidnimadii ka dhacay magaalada Muqsisho caasimada Somalia. Wararka ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa mid lagu soo xiray...
Kulan ay golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ay Muqdisho ku yeesheen maanta ayaa lagu ansixyay Istaraatiijiyadda iyo Qorshaha Dhab-u-heshiinta Qaranka oo ay soo diyaarisay wasaaradda...
Ra’iisul Wasaaraha New Zealand haweeneyda la yiraahdo Jacinda Ardern, ayaa shaacisay tallaabooyin ay qaadayso Jimcaha soo aaddan si ay garab istaag ugu muujiso dadka Muslimiinta...
Telefishanka Aljazeera ayaa barahiisa bulshada ka saarey qayb ay ku xuseen shirkadda Dahabshiil iyo xiriirka DP World oo ku jirtay barnaamij ku saabsanaa dagaalka dekeddaha...
Jen Yuusuf Maxamed Siyaad (Indhacade) oo ka mid ah Saraakiisha ciidanka Xoogga dalka ayaa si kulul uga hadlay cabashada ka soo yeeraysa ciidamada Millateriga Soomaaliya...