Dowlada oo amartay in mudo Isbuuc ah Muqdisho ku timaado Danjire Faadumo C/llaahi
Warqad kasoo baxday Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu amray in mudo isbuuc xarunta Wasaarada ku timaado Danjire Faadumo C/llaahi Maxamuud (Insaaniya) oo ah Safiirka...