Dowlada Soomaaliya oo tacsi u dirtay shacabka iyo Xukuumada Ciraaq (Akhriso)
WAR-SAXAAFADEED Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa Xukuumadda iyo shacabka aanu walaalaha nahay ee Ciraaq iyo ehellada dhibanayaasha doonta dalxiis...