Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta maamulka Galmudug in ay gaaraan Wafdi uu hogaaminaayo Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye...
Kooxo bastoolado ku hubeysan ayaa caawa labo nin ku dilay degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho sida ay sheegayaan wararka degmadaas naga soo gaaraya. Labada nin...
Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa 250 guri oo cusub ku wareejiyey dad ka soo laabtey Xeryaha Qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya. Guryahan ayaa loogu talagalay inay...
Kenyan ka tirsanaa hogaamiyeyaasha sare Al-Shabaab ayaa la sheegay inuu ka mid noqday 40 dagaalyahan oo lagu diley duqeyn Jimcihii ka dhacday Magaalada Bu’aale ee...
Ciidamada Israel ayaa kooxda Xamas ku eedeeyey inay soo ridday gantaal ku dhacay guri ku yaalla waqooyiga magaalada Tel Aviv, kaasoo dhaawacay 7 qof, waxayna...