Wararkii Ugu Dambeeyay dagaalkii Gaalkacyo ku dhax maray Ciidamada Danab iyo Maleeshiyaad..
Waxaa duhurnimadii maanta dagaal xoogan oo dhaliyay khasaaro kala duwan Koonfurta magaalada Gaalkacyo ku dhax maray ciidamada kumaandooska Soomaaliya ee Danab iyo maleeshiyaad u abaabulnaa...