Dowlada Shiinaha oo Digniin adag kasoo saartay talaabo dowlada Mareykanka damacsan tahay
Waxaa sii xoogeesanaya khilaafka u dhaxeeya dowladaha Shiinaha iyo Mareykanka, waxaana maalmihii lasoo dhaafay warbaahinta labada dhinac isku marinayeen hadalo khilaafka sii xoojinaya. Mareykanka ayaa...