Dowladda Sacuudiga oo qaadaysa xanibaada ka dhalatay cudurka COVID-19
Boqortooyada Sacuudiga ayaa ku dhawaaqday inay xanibaada ka qaadayso inta badan magaalooyinka dalkaas, gaar ahaan magaalooyinka barakeysan ee Maka iyo Madiina. Amar kasoo baxay Boqor...