Milatariga Israa’iil ayaa daabacay warbixintii ugu horreysay ee rasmi ah taas oo la xiriirta khaladaadkii u horseeday guul-darradooda intii lagu jiray weerarkii Xamaas ee 7-dii...
Taliska Africom ayaa sheegay in iyagoo kaashanaya dowladda Soomaaliya ay sii wadi doonaan howlgalada lagu ciribtirayo Al shabaab & Daacish maadaama ay khatar ku yihiin...
Ruuxa dal hoggaaminaya dadkiisu waxay ka fishaan in uu ilaaliyo haybadda qaran, xeeriyana caadooyinka dowladnimo ee soo jireenka ah, una dhaqmo si u qalanta xurmada...
Wargeyska Israa’iil ka soo baxa ee Haaretz , ayaa baahiyay inay ciidanka Booliska iyo Sirdoonka Israa’iil gacanta ku dhigeen nin Israa’iil oo 26 jir ah,...
Wararka ka imaanaya xeebaha degmada Baargaal ee Calbari ayaa sheegaya in halkaasi dabley hubaysani maanta ka af-duubteen doon kalluumeysi oo laga lee yahay dalka Iraan....