Shan nin oo dil ku eedeysan oo maanta Maxkamad lasoo taagay (Sawirro)
Maxkamada Ciidamada Qalabka sida iyo Dambiyada Culus ee Jubbaland ayaa maanta u fadhiisatay dhagaysiga eedaysanayaasha kala ah Habane Huure Cabdi, Maxamed Deerow Cabdi, Iimaam Xasan...