Xildhibaan ka tirsan baarlamanka Israa’iil oo la yiraahdo Nama Lazimi ayaa sheegtay in wiilka Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu la masaafuriyay kaddib markii uu feeray aabbihiis....
Maxkamadda Sare ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku ridday Yuusuf Jeylaani Seef, kaddib markii lagu helay dambiga dil bareer ah...
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Türkiye Hakan Fidan, oo la hadlayey Bloomberg, ayaa sheegay in dalkiisu ku guulaystay dhamaynta xiisadii u dhexaysay Soomaaliya iyo Itoobiya. Fidan...
#GAROWE: Amar ka soo baxay wasaaradda hawlaha guud iyo gaadiidka Puntland ayaa lagu faray dhammaan muwaadiniinta in ay magacyadooda ku qortaan gaadiidkooda sababo la xiriira...
Shabakadda Hornof Africa Intelligence , ayaa soo bandhigtay warbixin lagu muujiyay sida ay marxalado isku mid ah u wajahayaan Ukraine iyo Soomaaliya , kaddib tobannaan...