Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo war ka soo saartay howlgelinta howlgalka cusub ee AUSSOM ayaa ugu horeyn u mahadcelisay Guddiga isku xirka howlaha...
Iran ayaa sheegtay in ay burburisay shabakado badan oo basaasnimo ah oo ay ku eedaysay inay u shaqaynayeen Maraykanka iyo Israa’iil, taasoo calaamad u ah...
Afartan iyo lix qof ayaa ku dhintay kadib markii diyaarad xamuul oo ay leeyihiin militariga Sudan ay ku burburtay xaafad ku taalla duleedka caasimadda Khartoum,...
Sida laga soo xigtay warbaahinta Israa’iil iyo Masar, heshiis ayaa laga gaaray siideynta 620 Falastiiniyiin ah oo ku jira xabsiyada Israa’iil Maxaabiistan ayaa lagu waday...