Cali Guudlaawe oo gaaray degaan ay saaka weerartay Al-Shabaab
Guud ahaan Hirshabeelle waxaa ka socda (Hirshabeelle iyo howlgalka dabar-goynta Al-Shabaab oo uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe). Daraawiishta Hirshabelle,...