Somaliland oo si adag uga falcelisay tallaabadii uu qaaday Madaxweyne Xasan
Maamulka Somaliland, ayaa ku sifeeyay in tallaabada madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud uu ugu bandhigay Maraykanka inuu ku wareejinayo dekedda iyo madaarka Berbera ay tahay...