Baarlamaanka maamulka Hirshabelle, ayaa si adag u beeniyay qoraal baraha bulshada ku baahay maanta, kaa oo la sheegay in uu qoray xildhibaan katirsan maanulkaasi. Nin...
Koox burcad ah ayaa xaday suuli ka sameysan dahab lacag tiro badan lagu qiimeeyay, waxaana burcadan oo la tuhmayo in loo fududeeyay falka xatooyada ku...
Kooxda Al Shabaab ayaa weerar xooggan ku qaaday fariisimo ay ciidanka dowladda iyo ciidamo kale oo huwan ah ay ku jiraan macawuusley ay ku sugnaayeen,...
Ciidamada difaaca maamulka Puntland , ayaa saakay mar kale qaaday howlgal balaaran oo ay ku doonayaan in kooxda Daacish kaga saaraan deegaanno iyo fariisimo ay...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Isniintii sheegay, inuu ku dhow yahay inuu heshiis la galo Ukraine iyo Ruushka si loo soo afjaro dagaalka Ukraine, ka...
Mareykanka ayaa markii u horreysay ka soo horjeestay qaraarka Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ee lagu cambaareynayay duullaanka Ruushka ee Ukraine. Wuxuu la...
Tuulooyin hoos yimaadda gobolka Maharashtra ee dalka Hindiya ayaa lagu soo warramayaa inay ka dillaacday bidaar saf mar oo timaha ka daadinaysa qaar ka mida...
Hoggaamiyayaasha Carabta ayaa ku kulmaya Qaahira , 4 bisha Maarso — toddobaad kaddib, si ay usoo bandhigaan jawaabta mowqifka qorshaha Trump ee la xiriira inuu...