Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Türkiye Hakan Fidan, oo la hadlayey Bloomberg, ayaa sheegay in dalkiisu ku guulaystay dhamaynta xiisadii u dhexaysay Soomaaliya iyo Itoobiya. Fidan...
#GAROWE: Amar ka soo baxay wasaaradda hawlaha guud iyo gaadiidka Puntland ayaa lagu faray dhammaan muwaadiniinta in ay magacyadooda ku qortaan gaadiidkooda sababo la xiriira...
Shabakadda Hornof Africa Intelligence , ayaa soo bandhigtay warbixin lagu muujiyay sida ay marxalado isku mid ah u wajahayaan Ukraine iyo Soomaaliya , kaddib tobannaan...
Ciidamada difaaca maamulka Puntland ayaa maanta la wareegay deegaanka Sheebaab ee hoostaga degmada Qandala ee gobolka Bari, halkaas oo ay ku sugnaayeen fariisimana ku lahaayeen...
Dowladda Soomaaliya, ayaa 35-sano ka dib ku guulaysatay inay ka baxdo liiska dowladaha lagu leeyahay qaaraanka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay. Dowladdaha aanan bixin qaraanka...