Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa ku boorriyey dowladda ku-meel-gaarka ah ee Suuriya in ay la shaqeyso isbahaysiga uu Mareykanku hoggaamiyo ee dagaalka kula jira kooxaha...
Wargeyska Washington Post, ayaa ku warramay inuu Netanyahu ku riixayo madaxweynaha Mareykanka,Donald Trump inuu taageerro weerar militari oo lagu qaado xarumaha Nukliyeerka ee Iran. Israa’iil...
Dood cilmiyeed ku saabsan “Diblomaasiyadda Soomaaliya iyo ka jawaabisteeda caqabadaha heer goboleed iyo Caalami” ayaa lagu qabtay xarunta Machadka Diblomaasiyadda iyo Tababbarada ee Wasaaradda Arrimaha...
Guddiga madaxa Banaan ee doorashooyinka qaranka iyo Soohdimaha ayaa sheegay inuu walaac ka muujinayo Carqaladeyn guddigu sheegay in lagu sameeyey qaar ka mid ah Ururada...
War kooban oo ka soo baxay Xafiiska Hawlgalka La-dagaallanka Argagixisada ee Puntland ayaa lagu sheegay in hawlgal ay ciidamada Ammaanka ka sameeyeen Boosaaso lagu qabtay...