Difaacii ugu adkaa ee Daacish ku lahaayeen buuraha Calmiskaad oo la qabsaday
Ciidamada difaaca maamulka Puntland ayaa saakay duullaan qorsheysan ku qaaday fariiso muhiim ah oo kooxda Daacish kaga sugnaayeen buuraha Calmiskaad, waxaana halkaasi ka dhacat dagaal...