Askar hubkii ay wateen ka iibsaday Al Shabaab oo maxkamad lasoo taagay (Sawirro)
Maxkamada Ciidamada Qalabka sida iyo Dambiyada Culus ee Jubbaland , ayaa Maanta u fadhiisatay dhagaysiga 2aad eedaysanayaasha kala ah Maxamed Aadan Sahal iyo Muuse Maxamed...