Dowladda Soomaaliya ayaa soo bandhigtay gaadiid nuuca dagaalka ah oo ay wateen kooxdii Al Shabaab ee weerartay deegaanka Ceel Cali Axmed, kuwaa oo la sheegay...
Xulafada Maraykanka ee Yurub marka lagu daro NATO waxay raadinayaan habab ay ku ilaalinayaan macluumaadka sirta ah ee ay la wadaagayaan maamulka Madaxweyne Donald Trump...
Qoraal kasoo baxay taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliya, ayaa lagu shaaciyay in weerarkii Al Shabaab kusoo qaadeen deegaanka Ceel Cali Axmed iyo deegaanno kale oo...
War-saxaafadeed kasoo baxay dowladda Soomaaliya , ayaa lagu sheegay in ciidanka Qaranka oo kaashanayo Taliska AFRICOM ee Ciidamada Mareykanka, ay si guul leh u fuliyeen...
Taliska ciidanka Booliiska Soomaliyeed ayaa baahiyay magacyada labo nin oo ku eedeysan in ay dil u geesteen qof shacab ah, raggan dilka geestay ayaana la...