Guddiga doorashooyinka oo soo saaray Habraaca diiwaangelinta Xisbiyada
Guddiga doorashooyinka Qaranka ee dowlada Somalia ayaa soo saaray Habraaca Diiwaan-gelinta Ururrada Siyaasadda dalka kaasoo ka kooban shuruudo 9 ah oo laga doonayo inuu buuxiyo...