Madaxweynaha Jubbaland oo bixiyay baabuur iyo abaalmarino kale (Sawirro)
Madaxweynaha  jubbaland Mudane Axmed Maxamed islaam ayaa abaalmarino kala duwan ku wareejiyay ardayda kaalmaha hore ka gashay tartanka Qur’aanka Kariimka, Kadib munaasabad ka dhacday hoolka...