Wasiirka Arrimaha Gudaha Ciraaq oo Muqdisho soo gaaray (Sawirro)
Wasiirka Arrimaha Gudaha dalka Ciraaq Mudane Abdul-Amir Al-Shammari, ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya, Waxaa Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyey...