Taiwan, ayaa xaqiijisay in dawladda Soomaaliya ka mamnuucday inay dalkeeda soo galaan muwaadiniinta heysta baasaboorka Taiwan oo ah jasiirad aan heysan aqoonsi rasmi ah, iyadoo...
Maamulada Somaliland iyo Puntland, ayaa maanta is dhaafsaday maxaabiis dagaal oo lagu kala qabsaday dagaalkii ka dhacay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, waxa ayna maxaabiis...
Guddiga maxabannaan ee doorashooyinka Qaranka, ayaa qoraal ay saakay soo saareen waxa ay ku shaaciyeen in muddo labo isbuuc oo dheeraad ah ugu dareen ururada...
Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari , ayaa sheegaya in magaaladaasi maalmihii ladsoo dhaafay ay gaareen boqolaal muhaajiriin Itoobiyaan ah, kuwaa oo...
Dowladda Pakistan ayaa saaka ku dhawaaqday inay heshay “xog sir ah oo lagu kalsoonaan karo” oo muujinaysa in Hindiya ay qorsheynayso weerar milatari waqti dhow,...