Deni oo balanqaad u sameeyey dhaawacyo la keenay Boosaaso
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa booqday Ciidanka ku soo dhaawacmay hawlgalka Daacish looga sifeynayo buuraha Calmiskaad, kuwaasoo lagu daweynayo Isbitaalka Ciidamada PMPF....