Ciidamada Puntland oo hawlgal ka sameeyay badda degaanka Bacaad ee gobolka Bari ayaa gacanta ku dhigay doonni siday haween iyo carruur u dhashay dalalka Suuriya,...
Sarkaal sare oo Falastiini ah ayaa sheegay in dhexdhexaadiyeyaasha Qatar iyo Masar ay soo jeediyeen Heshiis cusub oo lagu soo afjarayo dagaalka Qasa. Sida uu...
Magaalada Muqdisho, ayaa lagu wadaa in 1-da bisha May ka furmo shirka Golaga Wadatashiga Qaran, ay isugu imaanayaan Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo madaxda dowlad...
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federal ka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Washington DC oo lagu qabanayo shirka xiliga Gu’ga...